Qaabka là diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU diiwaangalin karaa ama ISAGO ISKU diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka Sido cải xoăn ayuu ISU diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta Laga nên aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka Ayaa dooran kara meesha uu Rabo trong la geeyo, kadib ayuu Arki Doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u Rabo inuu raaco hadii ay trực tuyến yihiin kadib waxuu ku xirmi Doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3 Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin ku saabsan trong la diiday ama trong la aqbalay.
4-Darawalka Ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5 Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin ah trong darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin ah trong darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu Arki Doona jidka u ku socdo iyo Sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay Heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, Sido cải xoăn giữa walba kan cải xoăn ayuu qiimeen ku SAMEN Doona intii ay safarka ku wada jireen.